Season 19 aya lagu so darey garka taso dad badan aad ugu xiiso qabey hadaba side lo furto ama lo gata?
Si aad u gadato marka hore waa in aad 3-dan shurud la imada.
1- in uu ku furanyahay Royal pass-ka
2- wa in Rp 100 aad gaarsisey
3- waa in aad heysata 1,200uc. Halkan ka Gado uc
Side lo furta hadi ad 3-dax so buuxisey
KU DHUFO MESHA RP-GA
![]() |
IMAW QEEBTA REDEEM -KA
KU DHUFO GARKA, KADIB KU DHUFO 1,200 UC
sidaas ayadna ku gatey garka.
F.G - GARKA KUMA ISTICMAALI KARTID CHARACTERS KALE SIDA ANDY, CARLO IYO DHAMAAN, KELIYA WAXAD KU ISTICMALI KARTA KAN CAADI AH.



