Jestola Tec
Waxa lagu soo gudbiyo waxyaabaha ku saabsan Technology qaasatan Tutorials oo ah muuqaalo qofka ugu faa'ideynayo sida uu ku xalinsan karo cilada Softwere ee ku imaada Mobile-ka iyo Computers-ka. Sido kale waxa lagu soo gudbiya muqaalo iyagana ka caawisanyo in aad barato ama aad xalisato ciladaha kaga imanay Social media sida Facebook, Whats app. Instagram iyo kuwo kalo badan.
waxaase ka marneyn qurxinta muuqaalada iyo sawirada iyo sido kale waxad ka baran games-ka sida lo ciyaro oo sido carqaladahoda loo xaliyo.
Halkan oo ah website isna waxa u dheer in aad ka daalacan karto wararki u danbeeyey ee technolog-yada caalamka iyo warbixino ku saabsan caafimaadka.
Hello
ReplyDelete