MACALIMIIN IYO ARDEYDOODA | SHEEKO QOSOL BADAN|

Waxaa loo yeeray tiro macalimiin ah diyaarad ayaana la saaray kadibna inta albaabada loo xiray ayaa markay isku diyaarisay iney duusho waxaa lagu yiri diyaaradan aad saarantihin ardaydiina ayaa sameysay... naxdin darteed ayey dhamaantood albaabada ku carareen si isu badbaadiyaan, balse hal macalin ayaa deganaan isaga fadhiyay markii la weydiiyayna wuxu yiri: Haddiiba ay ardaydeena sameeyeen waxaan hubaa ineysan duuleyn.

Post a Comment

Previous Post Next Post