Shirkada Apple ayaa u ogolaatay macaamiisheeda Soomaaliya jooga in Apple ID-ga taleefanadooda ay u isticmaali karaan Numbar gudaha ah, Midaasi oo ay aad ugu farxeen dad badan oo isticmaala taleefonada Iphone-ka.
Xiligi hore dad ku nool soomaliya ayaa dhib wayn ku qabey in ay numbaradooda ku sameystaan apple Id-ga kaasi oo muhiim u ah taleefonka uu qofka wato ugu dambeyn war farxad leh ayey ka helee shirkada apple.
Apple Id-ga ayaa ka caawinaya in taleefonkaga xoogtiisa ku adkeyo iyaadoona hadi u kaa lumo teleefon Apple Id kuugu xiranyhy uu san qofkale isticmaali karin ilaa qof yaqaano Apple Id taleefonkas
Tags:
TECHNOLOGY