NIN MIRQAAN AH IYO XAASKISA |SHEEKO QOSOL BADAN|

Xaaska: Gabadheena waa la uureeyay?
Ninka: Ayadey dhibee wlhi
Xaaska: Adiga ayaa u keenay dhibkaas dhan
Ninka: Aney idhibee wlhi
Xaaska: waxaan wax aan kaa aqbalaayo maahan
Ninka: Adeey ku dhibee wlhi
Xaaska: Dariska dhan anaga ayay naga hadlooyaan
Ninka: Ayakeey dhibee wlhi
Xaaska: Meeshaan labadeena ma wada joogeyno
Ninka: Anagey na dhibee wlhi

Post a Comment

Previous Post Next Post